Accentsom

Resource List

FRANKLIN COUNTY

Xafiiska card ka caafimaadka laga buuxsado ama cuntada, lacagta qaxootiga iyo adeegyada bulshada:

Xafiiska laga helo qareen lacag la’aan ah:

Waaxda caafimaadka ( Medicaid):

CAIR Ohio:

ACLU Ohio:

Maxkamadaha degmada waxeey u kala baxaan: 

a-   Appeals ama Racfaan  

b-   Domestic Relations: waxaad halkaan ka haeli kartaa waxii quseeya guur ama furitaan. 

c-   Juvenile ama Da’yarta 

d-   General ( Criminal/Civil) qaybtan guud ahaan waxaa hoos taga qeeybta danbiyada iyo dadka dacwada dhex marto. Kuligood waxaa la’isku dhahaa: CLERK OF COURTS 

OHIO

Xafiiska Qareenka Sare:

Halkaan waxaad ka heli kartaa adeega dacwada hadii magacaaga lagaa xado. (Identity theft)

Xafiiska qaabilsan ganacsiga & cod bixinta:

Police ka wuxuu hoos tagaa duqa magaalada:

Waaxda caafimaadka ee Columbus:

Waaxda aqoonta ee Columbus:

Waaxda canshuurta guryaha hadaa hanti leedahay:

Zoning:

Hadaa rabtid inaad meel dhisto ama ganacsi hor leh furto sida meel aan loo qorsheyn in ganacsiga noocaas oo kale laga furo waaxdaan ayaad u baahan tahay:

Gudoomoyaha gobolka ama Governorka:

Labada kursi ee Ohio senatorada ku fadhiya:

a-   Sherod Brown
b-   JD Vance

Federal

Waaxda Soogalootiga:

Immigration ka website ka eey leeyihiin waa kan. Ogow waraaqaha halkaan ku jiraa waa lacag la’aan. Hadii aad aragto meel lacag dhaheeysa form ku gado ma’ahan dowlada. Ee iska ogow. 

Waaxda canshuurta:

Waaxda Socdaalka:

  1. Waaxda Soogalootiga:

    Immigration ka website ka eey leeyihiin waa kan. Ogow waraaqaha halkaan ku jiraa waa lacag la’aan. Hadii aad aragto meel lacag dhaheeysa form ku gado ma’ahan dowlada. Ee iska ogow. 

    https://www.uscis.gov  

  2. Waaxda canshuurta:

     https://www.irs.gov  

  3. Waaxda Socdaalka:

    https://www.transportation.gov  

OHIO

  1. Xafiiska Qareenka Sare:

    Halkaan waxaad ka heli kartaa adeega dacwada hadii magacaaga lagaa xado. (Identity theft) 

     https://www.ohioattorneygeneral.gov

  2. Xafiiska qaabilsan ganacsiga & cod bixinta:

    https://www.ohiosos.gov 

  3. Police ka wuxuu hoos tagaa duqa magaalada:

     https://www.columbus.gov/police/

  4. Waaxda caafimaadka ee Columbus:

    https://www.columbus.gov/publichealth/  

  5. Waaxda aqoonta ee Columbus:

    https://www.columbus.gov/education

  6. Waaxda canshuurta guryaha hadaa hanti leedahay:

    https://www.columbus.gov/IncomeTaxDivision/

  7. Zoning: Hadaa rabtid inaad meel dhisto ama ganacsi hor leh furto sida meel aan loo qorsheyn in ganacsiga noocaas oo kale laga furo waaxdaan ayaad u baahan tahay:

    https://www.columbus.gov/bzs/  

  8. Gudoomoyaha gobolka ama Governorka:

    https://governor.ohio.gov/ 

  9. Labada kursi ee Ohio senatorada ku fadhiya:

     a-   Sherod Brown https://www.brown.senate.gov

    b-   JD Vance  https://www.vance.senate.gov

FRANKLIN COUNTY

  1. Xafiiska card ka caafimaadka laga buuxsado ama cuntada, lacagta qaxootiga iyo adeegyada bulshada:

    https://jfs.franklincountyohio.gov

  2. Xafiiska laga helo qareen lacag la’aan ah:  https://www.columbuslegalaid.or

  3. Waaxda caafimaadka ( Medicaid):

    https://medicaid.ohio.gov

  4. CAIR Ohio:

    https://cair-ohio.com  

  5.  ACLU Ohio:   

    https://www.acluohio.org  

  6. Maxkamadaha degmada waxeey u kala baxaan: 

    a-   Appeals ama Racfaan  

    b-   Domestic Relations: waxaad halkaan ka haeli kartaa waxii quseeya guur ama furitaan. 

    c-   Juvenile ama Da’yarta 

    d-   General ( Criminal/Civil) qaybtan guud ahaan waxaa hoos taga qeeybta danbiyada iyo dadka dacwada dhex marto. Kuligood waxaa la’isku dhahaa: CLERK OF COURTS 

    https://clerk.franklincountyohio.gov